Engineer Abdi Hilowle Hassan

Col. Abdi Hassan

GABDHAHA SOOMAALIYEED

Gabaygu waa hibo iyo ninkii uu EEBE ku galadoe Laguna garto murti geeyfaniyo taarikh u gaariyo Gees daarna laheeyniyo gaw gawle hadalkiyo Balse an g’da ka hingaadsho qaybaha gabdhihiyo Mid waa gacalo hooyiyo fooshadana la soo galgalatiyo Midna waa  gabantaadiyo ad garabka ku soo qaadiyo Midna waa gayaankaadiyo wehelka gaar ahaaneediyo Mid gaado hoyo kula […]

GURMAD

Guubaabadiyo gardaadiskiyo gebigeed mansiyo Beryahan wan ka g’oay gabay araartiiye Geeraariyo ma tirin murtidiii garashada dheereede Abaartanse gaaf marka ahi hadii lala wada guuxay Gelinkanina Soomaalidu gacanteeda hooseysiyo Geedahana hoos jiiftiyo gargaar dalbaneeysiyo Gami waayey hurdadii waana garwaaqsadeye Goorta in la joogiyo gidi lays wada gilgiliyo Gacalxigeenkuna garabkiisu ugu gudboonyihiyo Gurmadka abaareedna garasho dheeraadyihiyo Gacaltooyo […]

DUCIYO DARDAARAN

Madaxweeynaha la doortiyo loo wada dabaaldegiyo Raisul wasaaraha dalkiyo dawladii la duubiyo Golayaasha sharci dejintiyo dadka ka wakiiliyo Dooroonayaal  an daaliniyo daadihiya qarankiyo Dabaqyo isku duubaniyo daacad u wada shaqeeiyo Dariqa horumarkiyo nabadgelyo la daaimtiyo kuwa dalka gaarsiiya damaanad wada noolaashiyo Daaim Alle idinka yeel dawlad la mahdiyo Dalkeenana ka dhigtiyo Dubeydii Afrikiyo Duulka qoraladiyo […]

DAWARSI KA BAX

DAWARSI KA BAX Damaq laand iyo daryeel laand waa uliyo diirkeediyo Mar hadaan dawarsigyo looga baxeeyn dandaradiyo Deeleeyda tixdiyo waxan uso daliishaday doodaniyo Dareenka maansadiyo danqashiyo dawarsi ka bixiyo Masuuilyadda dul saarran lidarada la soo doortiyo Dawlad goboleedyada an diidaneeyn diiwaanka Soomaaliyo Ama gooni u daaqa yiri dalkaa waa ka g’oiyo Damdam maraniyo doorar baa […]

KALA MAAN

Militarigan macluulay misna an laga maarminiyo Boqolka doolariyo wax la mid ahi mushaarkiisu yihiyo Maalmana ku filneeyniyo sbarada u maganiyo Mar marna lays daba mariiyo qasnadduba maratiyo Mooshinada is daba meerestiyo mudanaayaashu keeniyo Kana muuqan mid quseeya maamulka militarigiyo Dhaguhuba maqlaynin moowduca marsuufkiisiyo Macishada noloshiisiyo maareeyntiyo daawadiyo Misna la mudaanyihiyo mugiisa difaaciyo Walee waa KALA […]

Qaanbax

QAANBAX {QARANNIMIYO QABYAALADIYO} Qumaleeylki xalay sow kama soo qumin hurdadiyo Qaddarkuna iguma oran arinkan qiimeeiyo Qaabsami uga baaraandegiyo qaayahiisiyo Gartana u kala qaadiyo midbwalaba qaaybtiisiyo Qumanahoodiyo u sheeg midkasta qaladkiisiyo Qarannimiyo qabyaaladiyo meel ma wada qaadaaiyo? Jawaabtiyo qaanbixiyo u kala qoondeeiyo Sow lama soo qooransan qudheeydiyo Qaadirow Rabboow sida qumaniyo Bal qarannimoy inoo fur fur […]

TALO GURACAN

MANSADA TALO GURACAN WAXAY SOO BAXDAY 15/JUUN/2014 maqal wanaagsan Kala gorfeeynta maansadiyo gabaygiyo geeraarkiyo Gocashada xigmadiyo murtida geeyfaniyo Gaarna loo laheeyniyo gola ka tiriskeediyo Waa se qofkii garanaiyo Guule ku galadiyo Anigoose kaba gaabsaday gebi ahaanteediyo Guuxeedaba daaiyo golongolkeediyo Waxba misna i gujinaiyo ii diiday gamaiyo Soomaali geedeey jiiftiyo garba l’aanteediyo Gadaal u raac taariikhdiyo […]

BILAN IYO BARKHADLE

Hijrada loo kala bokhooliyo badihiyo berigiyo Kumanaan saniyo waqti badan ka hor soo bilabatiyo Kuwa uu basharku ka beeray Rabbigiyo Labiyo dhidigiyo bilan iyo barkhadliyo Buseeylkiyo naxariistiyo isugu beereniyo Beeraleeydiyo ugaarsatadiyo kuwa xoolaha biishiyo Way ku soo badanayeen dadku barigiyo galbeedkiyo Baaxadaha geeska Afrikiyo xeebaha badda casiyo Jabuutiyo Boramiyo Berberiyo Bosaasiyo Baaxada Jigjigiyo banka Garisiyo […]

SALAL QABIIL

B R R  A C W W HORDHAC dhageeystayaasha qiimaha iyo qaayaha leh ee Soomaaliyeed aniga oo ah inj.col Cabdi hilowle  waxan idiin soo gudbinaya maansada SALAL QABIIL idinkagana soo xulay W/S  HILOWLE. COM kana daalacan kartaan lix iyo toban maanso oo kale maqal iyo muuqaalba  Mansada salal qabiil waxay soo baxday 14/jan/2014 waxayna ku […]

BALAAYADA TAXIGA

BALAAYADA TAXIGA B’ada maansadiyo hadaan soo daliishado baydkeediyo Baaxadeeda furaaniyo bilicsamida murtidiyo Idiin soo bandhigo balaayada Taxsiilihiyo Beryahanba buuqeedu ka taagnaa belediyada Torontiyo Burhaanta taxi wadihiyo bulshadeeda kala gidisaniyo Kii barfasoor ahaan jiriyo ama cilmi baarihiyo Doctoorka BHDiyo ama injineerka bakchulaarka sitiyo Kan bisniska ku takhasusiyo ama garyaqaanka dacwada kala bixiyo Mid  reer baadiya ahan […]