Engineer Abdi Hilowle Hassan

Col. Abdi Hassan

BALAAYADA TAXIGA

BALAAYADA TAXIGA B’ada maansadiyo hadaan soo daliishado baydkeediyo Baaxadeeda furaaniyo bilicsamida murtidiyo Idiin soo bandhigo balaayada Taxsiilihiyo Beryahanba buuqeedu ka taagnaa belediyada Torontiyo Burhaanta taxi wadihiyo bulshadeeda kala gidisaniyo Kii barfasoor ahaan jiriyo ama cilmi baarihiyo Doctoorka BHDiyo ama injineerka bakchulaarka sitiyo Kan bisniska ku takhasusiyo ama garyaqaanka dacwada kala bixiyo Mid  reer baadiya ahan […]

XAQ SOOR

SAX IYO MAAN Soomaaliyeey sugnaaniyo u ogoow sax iyo maan In qalinku  siraad yahay jahligu mugdi siman yahay Samafalku xalaal yahay sabarku aflax yahay Xaq dhoowrku suuban yahay nolosha salkeed  yahay Sadbursigu xaraan yahay xaq soorku galad yahay Tafaraaruqu silic yahay wada socodku guul yahay Suxufi beeleedku sawaceeniyo ka daran yahay siica daacuunkiyo Is weeydaaris […]

DARDAARAN SAMAFALIYO

Madaxweeynaha la doortiyo dawladii u xushiyo barlamaanka dalkiyo gudoomiyaha la duubiyo Dooroonayaal  la magacaabiyo wasaaradaha dawladiyo                                                                                                          dabaqyo isku duubaniyo daacad u wada shaqeeiyo dariiqa horumarkiyo nabadgelyo la daaimtiyo kuwa dalka gaarsiiya damaanad wada noolaashiyo Daaim Alle ldinka yeel dawlad la mahdiyo Dadka qoraladiyo talooyinka daadihiyana Ninwalba daliilkiisiyo idiin cabir tusaale diiraniyo Samatabixinta dalkiyo daganaansha waartiyo […]

HORDHAC- INTRODUCTION

WAXAN QORAAL IYO MAQAL AHAANBA IDINKU SOO GUDBINAYAA MAANSOOYNKA DAKANE IYO DANQASHO KUWAASO KALA AH 1.Hadaydanisdilin 2.Digniin iyo dardaaran 3.Qaracan 4.Danqasho 5.Cimilo siloon 6.Dareen 7.Qafaal 8.Salaw 9.Dandaro 10.Qalinraacato 11.Dardaaran samafaliyo 12.Bulsho saaseheed Ujeedada maansooyinkan waa DAKANAHA  dagaalada sokeeye rafaadka iyo qaxa haysta dadka Soomaaliyeed baahida loo qabo in laga gubto<DANQASHO> in loo guntado samatabixinta dadka […]

DAKANE IYO DANQASHO

ULAJEEDADA MAANSOOYINKA Mansooyinkan waxay ka hadlayaan dagaalda iyo afada ku habsatay dalka Soomaaliyeed lana dhaxalsiinayo ubadka maanta jooga iyo kan beri imanayo kuwaasoo soo bilawday markii lala dagaalamay dawladii milatariga ahayd si talada lagala wareego laakin an laga fiirsanin sidii dadka loo xukumi lahaa iyo cidii xukumi lahayd markii talo faraha ka baxdo taasoo dhibaatadeedi ay […]